SIDEE LOO BILAABI KARAA ONLINE BUSSINESS 2023


 SIDEE LOO BILAABI KARAA ONLINE BUSSINESS 2023



Uhu horayn inta aynan bilaabin online bussiness ama aynan kuba fikirin waa in aynu is waydiina horta waa maxay online bussiness muxuu se faaido iyo qasaaro leeyahay online bussiness

ONLINE BUSSINESS



Waayadii ugu danbeeyay waxa aduunka ama gaar ahaanba dhulka somalida kuso badanayay online in laga shaqaysto ama ganacsi laga samaysto waxaana uu noqday ilo dhaqaale iyo horumar ay ka samayso dhalin yarta somaliyeed online in aad ka shaqaysataa kaliya waxa ay u baahan tahay in aad haysato


 aaladaha casriga ah sida laptop mopile iyo internet wax kaa jor istaagaya ma laha hadad intaas haysato badana dhulka somalida waxa ka jira caqabado la xidhiidha inaysan ka jirin dhulka somalida bank caalami ah oo ay ku xidhiidhsan karaan ama se kula bixi karaan yoomka yar ee ay ka sameeyan online dhali yaro badan ayaa se hada fahmay oo kana shaqaysta kuna shaqeeya meheradaha online ka ah oo kuso badanaya dhulka somalidu dagto ayaa ka mida hada meherad markad furanaysid uma baahnid meel dadku ku badan yahay ama suuq kaliya waxa u baahan tahay mopilr iyo facebook toos ayaad aduunka dhan meheradaada ugu baraysa adigon samayn wax kale oo ah in meherada suuqa kuso bandhigto ama aad shaqaale dherad ah samayso mar walbo aad internet ka ku jirto waa marwalbo aad samayso online ganacsi balaadhan 

MAXAA SABABAY IN ONLINE LAGU  

SHAQAYSTO


•Waxyaabaha sababay in online lagu shaqyeeyo 2023 waxa ka mida in aduunka dhanba noqday sidii 1 qol oo xogta laysku waydaarsato aysana jirin cid ka dheeraysa ama ka xawaare badan online ka qof walbo aduunka meeshu doono ha ka joogo lakin hadii uu ku jiro internet halkiisa ayaa lgu keenaya wuxu dalbaday mana jirto cid cid kale u damaanad qadaysa isaga ayaa online ahaan ugu imanayaa shayga uu dalbaday



SOMALIA IYO ONLINE BUSSINESS 

Badana ma aysan ka jirin wax online ama bussiness ku shaqeeya online 10 sano ka hor gayiga somalida lakin hada waxa so badanaya ama isi soo taraya ama batayba meheradaha iyo shaqsiyaadka ka shaysta online sida.



Forex oo ah barnaamijka ugu balaadhan ee ay maanta aduun ku ku sameeyo online lacag ah waxaana maalinkii lagu dhex sarifaa lacago ka badan 7.5t $ oo aa caqliga bani aadamka inu rumaysto ku adag waana lacag aad u badan marka la eego aduunkan ayn ku nool nahay.


SIDEE LOO ABUURI KARA ONLINE 

BUSSINESS


•Somalia marka joogto way adagtahay ina samayso online bussiness lakiin waxa jira siyaabo badan oo aad kaso wareegi karto si aad u noqoto qof ka sameeya ama ka shaqaysta lacag online ka waana wadada ugu fudud ee hada lagu samayn karo lacag qofka dhalin yara da ah


•In aad haysato aaladaha ama se qalabka online ka sida:-


1.mopile 

2.laptop

3.internet

4.bank card aduunka ka duwaan gashan

Hadii aad intaad gacanta ku hayso ama se qayb gacanta ku hayso waa ad ka samayn karta online ka ganacsi iyo siyaabo kaleba oo looga shaqeeyo online ka mana jiro wax kaa xadidaya inad hadh iyo habeenba ka shayso.


•Wax yaabaha fududaynaya inad online ganacsi ka furto waxa ka mida.



●inad noqoto xayasiiye

●inad noqoto seller ama iibiye meherad online ah

●inad noqoto wep devloper

●inad samayso dessiner ama logo meheradaha ganacsiga 

Dhamman inta ayn soo sheegnayba online ka ganacsi waad uga shaqayn karta ado aan dhib badan kaso marin



■FAAIIDOOYINKA GANACSIGA ONLINE KA AH


ganacsiga online ka ah waxa uu leeyahay faaiidoyin aad u badan oo aan laguso koobi karin 1 iyo 2 mar ka ayn doonayno inayn qodobayno ama se aynu ka sheekayno ganacsiga online ka ah waa inayn soo qaadana wax yaabihii



 dadkii inaga horeeyay ee ka sameeyay online ka ama horumarka ka gaadhay wadooyinka ay mareen iyo kuwa ay ku qasaareen waayo hora loo yidhi ( guul darafu waa qayb ka mida guusha )



 hadii ad ku guul daraysato marka kobad marka 2 aad waa markaaga kana fahan badan tahay matki kobad marka si ayn taas uga gaashamano wa inayn samayna cilmi baadhis iyo Reserch badan si aynan ugu jabin wadoyinka ay ku jabren kuwo inaga horeyay cilmina ka korodhsano hadaba si ayn u fahano ama se ayn u bayaamino faidoyinka online ka waa inayn kado qaadana


 5 tan qodob ee soo socda dhinac walbana waynu ka eegi doona:-



1.SHAQO



Marka aad bilowdo online bussiness ka waxa ka hor imanaya caqabado badan iyo lacag la aan badan balse maanka aad gaadho guusha waxa ay noqonaysaa shaqadada iyo meesha kaliya ee aad ku tiirsan tahay blaga yaaba inad adi dhalin yaro badan u samaysoba shaqo abur ado iyagana guno yar sinaya iyagana wax u faidaynaya 



2.DHAQAALE



Badana waxa jira qoysas badan oo hada ku tiirsan online bussiness kana so saarta yoom maal meedkoda online ka kaas oo laga samayn karo wax ka badan yoom maalmeed iyo yoom bileedba qof ka marka uu ka shaqaynayo online ka malaha cadad ama xadi lacageed oo goan ok qof kas ku xisaabtamo waxa ay ku xidhan tahay sida uu asiga u dadaalo uun mar walbo iyo meel walbo



3.XORIYAD



Qofka marka uu samaynayo ama uu ka shaqaynayo online ka waxa uu haysta xoriyad dhaqaale iyo mid waqtiyeedba mana jiro wax xadidaya qofka xoriyadiisa iyo waqtigiisa

Post a Comment

Previous Post Next Post